X

Shacabka magaaladii laga difaacay argagixisada Daacish ee Kobani ee Siiriya oo qaati ka taagan maydkoodii+MUUQAAL

Sadex bilood ayaa ahayd markii dhiigmiiratada Sucuudigu taageero ee Daacish ama ISIL laga difaacay magaalada Siiriya looga yaqaano Caynab Carab aduubkuna u yaqaano Kobani. Bishii hore ayaa dadku bilaabay in ay dib uGu soo noqdaan noloshoodii ay burburisey Daacishna dib u bilowdaan, waxase ay qaati ka taagan yihiin maydkii argahgixisada oo guri kasta yaala.

Dhiigmiiratada ayaana guran maydkooda waxayna uga tageen halkii ay ku dhinteen. Aakhirkii sanadkii hore ayay ahayd markii shacbiga Kurdiyiinta ah ee reer CaynalCarab ay diideen in ay isku dhiibaan argagixisada Sucuudigu taageero ee Daacish.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

 

 

admin:

This website uses cookies.