X

Fitnada Sucuudiga: nin ay caydheeyeen oo nacdalay salafiyiinta Sucuudiga oo burburiyay gurigiisii iyo gaadhigiisii+MUUQAAL

Sanca–Salafiyiinta Sucuudiga kibirsan ee dagaal diimeed ka bilaabay Yaman ayaa duqeyn ba’an ku haya shacabka dalkaasi Yaman si ay u fuliyaan danta urur diimoodkooda Salafiga. Nin ay hanti tireen ayaa u waramay saxaafada tusayna sida ay u caydheeyeen iyagoo dhulka la simay gurigisii iyo gaadhigii uu ugu adeegayay qoyskiisa.

 

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.