06/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAG: Shacabka reer Awdal oo si cad u diidey in qof Somali ah loo sheegto Somaliland iyo Awdalba

Shacabka reer Awdal ayaa markii ugu horeysay ka cadhoodey wararka ay daawadeen iyo qayladii iyo baryadii ka soo yeerysay walaalaha Somaliyeed ee Bay iyo Bakool oo usbuuc loo qabtey in ay kaga baxaan gobolada Somaliland oo uu watey qorshahaasi Cali Warancade.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS