08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Shacabka reer Awdal waa in ay is muujiyaan una sheegeen ismaamulka iyo dawlada Itoobiyaba in xiriirkoodu caadi yahay

Shacabka reer Awdal waa in ay is muujiyaan una sheegeen ismaamulka iyo dawlada Itoobiyaba in xiriirkoodu caadi yahay oo aan waxba iska bedeli waxna iska bedeli doonin.

Waxaad la socotaan in baryahan beesha dhexe qalalaaso ka bilowday ismaamulka Somalida Itoobiya. Siro badan oo ka fekadayna ay sheegeen in ay iyagu qaladka lahaayeen.

Waxa hawada ka baxdey oo kacey telefishan taageera dad cuqdadaysan iyo xagjirka argagixisada shabaab kadib markii ay la soo gudboonaatey xaalad dhaqaale oo ay bixin kari waydey  lacagtii satalaytka.

Waxa suuqa la geliyay warqado been abuura oo beesha dhexe sumcada kaga dileyso madaxda dawlad deegaanka oo u taagan horumarka Somalida Itoobiya.

Hadaba dadka reer Awdal oo lagu tiriyo in ay ka mid yihiin maamulka beesha dhexe ee is magacaabay waa in ay is muujiyaan oo iyagu u sheegaan dawlada deegaanka iyo dawlada Itoobiyaba in ayna shaqo ku lahayn argagixiso.

Ciidanka Siilaanyo ayaa dadka reer Awdal u soo dhaca habeenimada iyagoo eeda ka weeciya Hargeysa iyo Burco oo ah goobaha laga hago argagixiso weerara Koofurta Somaliya.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS