Taliyaha ciidanka lugta ayaa ku qoslay su’aal ah in askarta loo qaaday Eritariya ay ka qayb galeen dagaalka Tigrey. ”Waa wax lagu qoslo in ciidan marti ah la yiraa waxa la geliyay dagaalka, caqligana ma gasho, ee waxaan leehay waa kuwo u adeegaya shisheeye ayuu yiri Biixi Yoonis.
”Itoobiya uma baahna askar dhibooye inay dagaal geliso ayadoo aan ognahay in Eritariya ay gebi ahaanteedba tahay askar ayuu raaciyay taliye Biixi.
Waxaan leehay waa in lagu kalsoonaado dawlada, askartuna markay dhamaystaan tababarka waxay ku so laaban doonaan dalkooda oo ka qayb geli doonaan difaaciisa.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay