X

Shantii sanno ee u dambeysay Puntland roob kama di’in: Faroole

Madaxii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole ayaa ka yaabay roob la’aanta Puntland isagoo sheegay in shan sanno roob ka di’in. Faroole ayaa hadda qaba inuu federal jacaylkii ku wareejay Axmed Madoobe iyo Xaafkii booska laga eryay.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=I78WvSfKuFA[/embedyt]


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.