X

Shaqaalaha Somaliland oo berito la fasaxay iyo ujeedada oo la shaaciyay

Shaqaalaha Somaliland ayaa berito la fasaxay iyo ujeedada oo la shaaciyay. Wasiirka shaqada maamulka Somaliland ayaa sheegay in shaqaaluhu fasax yihiin maadaama ay berito tahay dhalashaa rasuulkeen NNKH.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.