X

Deyn la rabay in lagu wareejo C/raxmaan Ciro oo la ogaadey intey leegtahay iyo halka ay ku baxdey

Deyn la rabay in lagu wareejo C/raxmaan Ciro ayaa la ogaadey intey leegtahay iyo halka ay ku baxdey. Deyntan ayaa waxa galay maamulka Siilaanyo waxayna ku baxdey ololaha doorashada.



Waxa marba dib loogu noqonayay kharashka cashuuraha ee masaakiinta laga qaado taas oo lagu bixiyay ama la siinayay shaqsiyaad si xisbniga Kulmiye u soo baxo.



Cadadka deyntan hadda Muuse Biixi lagu wareejinayo ayaa gaaraysa 40 milyan oo doolar oo isla xisbigu ka cuney khasnada masaakiinta.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.