12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Shaqaale cadaalad xumo lagula kacay oo laga eryay shaqadii magaalada Berbera oo hadley

Shaqaale lagula kacay cadaalad xumo magaalada Berbera ayaa ka qayliyay sida xun ee loola dhaqmey..Waxay sheegeen in been laga sheegay markey dacwoodeena loo sheegay in cidina ka sarayn maayerka magaalada. Qaylodhaantan ayay gaarsiiyeen cidii wax ka qaban karta oo run ahaantii ayna jirin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM