Arday ka qaybgeli doonta diiwaangelinta doorashooyinka Awdal oo imtixaan looga qaaday Camuud. Ardaydan oo gaaraysa 600 oo arday ayaa u fariistey. WAxana goobta ka hadlay qaar ka tirsan madaxda Camuud. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS