November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Shaqaale u shaqeeya Qaramada midoobey oo Gaalkacyo lagu diley

Shaqaalaha u shaqeeya qaramada midoobey ayaa aad loofa yaqaanay magaalada waxana magaciisa la oran jirey Maxamed Cabdi Kheyre oo ku magac dheeraa Vimvto. Dilka ayaa ka dhacay qaybta maamulka aan jirin Galmudug ka taliso. Dilka ninkaan ayaa loo badinayaa inay gaysteen kooxo dano gaara leh.



Waxa dilka gaystey laba dhalinyaro oo aan tukan oo ku sugay ibta uu sakaada ka soo baxayo. Waxa caadi noqotey in Somalida Koofurta lagu horsugo masaajida. Waxana falalka noocana lagu yaqaanaa kooxda Wahaabiyada ee Sucuudigu maalgeliyo.



Dadka badankiisa ayay ku qasbaysa in masaajidii RABI u daayaan sida ka jirta Muqdisho oo casar kadib ay yartahay inta masaajida ku tukataa.

Vimto ayaa ahaa madaxii hay’adda ee maamulka Galmudug. Ilaa hadda ma jirto ma jirto cid loo qabtey dilkiisa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS