X

Shaqaalihii hawada Somaliya ee Kiiniya joogey oo dalka u soo wareegay

Shaqaalihii laanta hawada Somaliya ee Kiinuya joogay ayaa maanta loo soo wareejay dalka.

Wasiirka waxaa uu sheegay in ay tahay guul weyn oo ay dowladda Soomaaliya gaartay, islamarkaana wixii maanta ka dambeeya Magaalada Muqdisho ay ka shaqeyn doonaan.



Maxamed Cabdullaahi Salaad Omaar ayaa sidoo kale tilmaamay in inta badan qalabkii yaallay Kenya la keenay Muqdisho.

Muddo ka badan 20 Sano ayay ka shaqeynaayeen xarunta Nairobi ee laga maamulo Hawadda Soomaaliya.



Tilaabadda lagu soo wareejiyay shaqaalaha ayaa horseedikarta in dhammaan Hawadda Soomaaliya laga maamulo Muqdisho.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.