X

Qaramada midoobey oo muddo kordhin u sameeyay xafiis maamula Somaliya

Qaramada midoobey ayaa muddo kordhin u sameeyay xafiis manual Somaliya. Xafiiskan oo Muqdisho Ku yaal ayaa u taliya,Somaliya oo dhan.



Shir ay ku yeesheen magaalada New York Golaha Ammaanka  ayay ku meel mariyeen qaraar waqtiga loogu kordhinayo Xafiiska Siyaasadda ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya UNSOM.
Waxaa ay si weyn uga doodeen xubnaha Golaha ammaanka ee QM ahmiyadda howl galka Xafiiska UNSOM ee dadaalada nabadda, dib u heshiisiinta iyo taageerada uu siiyo dowladda Soomaaliya.



Soo jeedinta Qaraarka loogu kordhiyay waqtiga xafiiska UNSOM ee Soomaaliya ayaa la hayad Dowladda Ingiriiska oo iyadu taageerta koozo la miss Woqooyiga Somaliya.

Xafiiskan ayaa shaqadiisu Ku ekeyd sanadkan aakhirkiisa laakiin la siiyay lacag dheeraada

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.