C/raxmaan C/shakuur oo mar isku dayay inuu barakiciyo shacbiag Muqdisho asagoo kursigiisa u doontey Guriceel ayaa loo daayay kursi beesha Hawiye ee magaaladaas. Waxa u tanaasulay dhmaan raggii la tartami lahaa waxana loo reebay malxiisad.
Malxiisada loo reebay ayaa waxa magaceeda lagu magacaabaa Najmo Xuseen Cali horeyna uma soo tartamin. Dabadhilifkan sida fiican ugu xiran kooxda Xalane iyo Imaaraadka ayaan la filayn inuu helo kuraas ka badan intii uu hore u helay.
”Way ogolyihiin inay malxiisad yeeshaan laakiin uma ogola dadka kale inay iyaguna malxiisad yesshaan ayuu yiri Cali Calasow.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay