Hobolada Safiyo Tusmo oo markale ku jirta baraha bulshada ayaa hees jawaab u ah safarkeeda Kiiniya dabaalka ka soo qaaday. Waxay tiri uma jabo xasaradaha dad xanuunsan fidiyaan, shaqsiyada xariirtiyo ma xumeeyo ruux goba. Waxaan ahay xadaariyad xayn daabka nololeed. Waxba ha iigu xiiqina.
ARAABINEWS