Istanbul–Tahriibayaal ku nool Turkiga kana soo jeeda Woqooyiga Somaliya ayaa sheegay in ay u tahriibayaan inay baasaboor ka soo qaataan wadamada Yurub kadibna ay soo noqdaan. Gabdhahan ayaa isku dhiibaya Koofurta Somaliya inkastoo ay sheegteen in ay ka soo jeedaan Somaliland.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS