Gilaha wasiirada ee dawlads Somaliya oo uu hogaaminaayo raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ansixiyay sharciga doorashada ee dalka. Sharcigan ayaa horyaalay golaha wasiirada una baahnaa in ka ansixuyo. Somaliya ayaan ku qadbanayn in ay qaadato nidaamka doorashada ee hadda la raaco.
Kadib kulan aan caadi aheyn oo ay Magalada Muqdisho xubnaha Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa waxaa ay ku ansixiyeen Sharciga Doorashooyinka iyo Sharciga Axsaabta Siyaasadda oo Dib-u-eegis lagu sameeyo.
Ansixintan ayaan waxba ka bedelayn haddii loo baahdo inayna macquul noqonayn in la galo doorasho hal qof iyo hal codaboo hadda muuqata in dalku qaadi karin.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay