X

Shariif Xasan oo xirtey calanka Itoobiya biladna u sudhey sarkaal ka tirsan ciidanka Itoobiya+MUUQAAL

Baydhabo–Madaxweynaha Koofur galbeed Somaliya Shariif Xasan ayaa xirtey calanka Itoobiya xilli uu bilad u xirayay sarkaal ka tirsan ciidanka Amisom oo ka socda Itoobiya. Goobta xaflada ayaa ciidanka Itoobiya ku soo bandhigeen ciyaar xirfadeed sida laysku difaaco xilliyada dagaalka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.