30/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Shaxda doorashada barlamaanka oo lagu muujiyay inta la doortey

Waxaa soo baxday shax ku saabsan labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya iyo tirooyinka ilaa iyo hadda la doortay.

Waxaa shaxda ka muuqata inaysan wax doorasho ka dhicin qeybta loo qoondeeyay Somaliland oo lagu waday in Muqdisho lagu qabto doorashadaasi iyo in weli qoondadii haweenka ay hooseyso inkastoo dadaal aan kala go’ lahayn beesha caalamka ugu jirto.

Hoos ka fiirso. Guji sawirka si ay kuugu waynaato

Doorashada-3[1]

 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS