X

Sheekadii doorashada maamulka Somalilaan oo isku bedeshay Ciisa binu Axmed

Kacdoonka dhalinyarada gobolka Awdal nayaa horjooge Muuse Biixi ku qasabtey inuu Ciisana soo kiciyo. Waxayse dalbadeen in tuulooyinkooda loo xaadh xaadho inta ayna u soo gurman. Halka Samaroon la socday ay iyagu diideen in doorasho la galo.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.