Sheekh Aadan Siiro ayaa qudbadiisa siyaasiga ah maanta kaga hadlay sida uu ugu qiirooey Daahir Rayaale wuxuuna ka calaacalay in masjidka uu fadhiyo looga sheegay arimo aan sal-lahayn sida uu dalka iibinayo. Maxa,med Yuusuf ARAABINEWS