Sheekh Hargeysa degan oo la yiraa Barbaraawi oo beeniyay in uu dil ku xukumey Sheekh jinka la dirira oo la yiraa Sh Cabdul xaq. Urur diimeedyada Carabta oo si xun ugu faafay Somaliya ayaa la yimi dhaqanka is gaalaynta iyo dil isku xukumida oo aan awal lagu aqoon culimadii Somaliyeed ee la yaqaanay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay