Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa gaaray degmada Xudur ee gobolka Bakool. Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa dhawaan isku soo dhiibey dowladda Soomaaliya horayna uga tirsanaa argagixisada.
Safarkiisa ayaa waxaa ka mid ah Wasiirkii Hore ee Difaaca Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Gooni, Xildhibaano iyo Xubno kale oo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed.
Maamulka gobolka Bakool ayaa kusoo dhaweeyay Magaalada Xudur Sheekh Mukhtaar Roobow. Sheekha ayaa qayb ka noqon doona dagaalka argagixisada looga sifeynayo gobolada Bay iyo Bakool.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS

More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay