X

Sheekh Nuur Baaruud oo codsaday in dawladu ku dhawaaqdo dagaal ka dhana argagixisada: MAQAL

Sheekh Nuur Baaruud ayaa codsaday in dawladu ku dhawaaqdo dagaal ka dhana argagixisada.

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ahna Guddoomiye ku xigeenka hey’addaha Culimada Soomaaliyeed ahna afhayeenka hey’addaas Majmaca Culumada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay qaraxyada waxyeelada geestay ee Bishaan Gudaheeda ka dhacay Magaalada Muqdisho.



Marka hore ayaa waxa uu ugu baaqay Madaxda Qaranka iyo kuwa maamul Goboleedyada ee shirka uga socdo Muqdisho in ay joojiyaan isla markaana ay u soo jeestaan la dagaalanka argagixisada.



Hoos ka dhegeyso

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.