X

Turkiga oo Gaas ka helay badda u dhaxaysa Qubrus iyo Koofurta Turkiga

Turkiga ayaa Gaas ka helay badda u dhaxaysa Qubrus iyo Koofurta Turkiga ee dalkaasi. Wasiirka batroolka ee dalkaasi ayaa sheegay in ay bilaabi doonaan la soo bixida gaaska bartamaha ilaa aakhirka  sanadka soo socda.

Gaaskan ayaan la sheegin cadadkiisa waxayna Turkiga ka caawinaysaa inuu isaga filaato dhinaca shidaalka. Somaliya oo ka mida wadamada shidaalku buuxo ayaa dadkeedu u dhimanayaa gaajo.

Turkiga ayaa shidaalka ugu badan ka soo dhoofsada Ruushka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

 

admin:

This website uses cookies.