X

Sheekh ruuxiga gobolka Awdal oo dadka faray inay jagooyinkooda ku noqdaan

Sheeh Xasan Daheeye oo sheekh ruuxiga gobolka Awdal ayaa sheegay in maamulka Hargeysa uu si fiican uga cunaqabateeyay gobolka mar uu ka hadlaayay sheekada naqshadeynta magaalada oo lagu barakiciyay dadka.


”Waxa dadka laga dhacay malaayiin kun oo hantiya oo jagada ugu yar ay tahay 5kun oo doolar ayuu yidhi Xuseen Warsame. Sheekh Xasan Daheeye oo ku jira dadka caadiga u dhacan ayaa dadka u sheegay inay maalkooda ku dagaalamaan.



”Anigu waxaan tagayaa jagadeyda dibna waan u hagaajisnayaa qofkii iyo maamulkii igu haystow banaanka iskeen ayuu yidhi Sh Xasan Daheeye. Boorama oo ah meel geri go’ana wellina aan loo bilaabin jidkii xeebta iyo Boorama ayaa si xun loo kiciyay dhaqaale ahaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.