X

Sheekh Umal oo saxaafada Somalida u sheegay in ay si xushmadleh u difaacaan rasuulkeena CSW+MUUQAAL

Sheekh Maxamed Umal ayaa sheegay in uu usbuucan fiirinayay saxaafada Somaliya laakiinse uu arkay in ay wax badan ka qorin difaaca rasuulkeena CSW oo wargeys jaahiliin qoraan ay aflagaado ugu gaysteen. Sheekha ayaa sheegay in arimahan oo kale aan laga noqon dhex dhexaad waayo saxaafadii reer galbeedkuba dhex dhexaad kama aha.

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.