Nin u dooda xuquuqda dadka garyaqaana ah ayaa dacwad la korey sheekha Muuse Buixi kuna haysta in uu qudbadii shalay ee Jimcaha ahayd uu ku darsadey in dadka u dooda xuquuqda ay diinta baalmarsan yihiin.
Taas oo garyaqaanku sheegay inuu yahay isaga cida uu ula jeedaa maadaama uu yahay madaxa xuquuqda maamulka Somaliland. Garyaqaanka ayaa sheegay inay taasi tahay dil cadaana ama argagixusadu ku banaysan karto dhiigiisa. Wuxuu soo qaatey xasuuqyadii Muqdisho ka dhacay in lagu bilaabay dadka ka shaqeeya dhaqadiisa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay