X

Sheekhal baladka Awdal oo tacsida ka gudoomey gudoomiyaha Wadani Ciro

Sheekhal baladka Awdal Sh C/llaahi Sh Cali Jowhar ayaa tacsida marxuun C/llaahi Sh C/salaam oo maanta si mugweyn loogu aasay caasimada Awdal ee Boorama ka gudoomey gudoomiyaha wadani C/raxmaan Ciro. Ciro ayaa reer Boorama la ciidaya ciidan weyn ee Ciidul Adxa.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.