November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Sheekhul baladka Awdal oo ka hadlay arin maamulka dawlada hoose uga baxeen iyo badhasaabka oo u jawaabay

Sheekhul baladka Awdal Shekh Cabdulaahi Sh Cali Jowhar ayaa qudbada ciida ku soo qaatay arin ku saabsan barxada masaajidka hore oo dawlada hoose uga baxday. Sheekha ayaa sharaxay una cawday gudoomiyaha gobolka oo horfadhiyay oo isna markiiba siiyay jawaab horleh.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM