X

Shiinaha oo hadda hargabka Karoona ka talaalaya caruurta jirta 3 jir

Shiinaha ayaa hadda talaalaya caruurta sadex jirta waxana uu fasaxay daawooyinka uu isagu sameeyo in lagu talaalo. Daawada isaga sameeyo ee loo yaqaan SINOpharm ayaana lagu talaali doonaa.


Shiinaha ayaa aad uga horumarsan dhinaca daawada wadamada reer galbeedka, waxana ay leeyihiin dhaqaatiir iyo nidaam daawadeed oo horumarsan.


Waxay soo saareen daawadii ku xigtey tan Ruushka ee looga hortago hargabka Karoonaha ee la aaminsan yahay inuu ka bilowday gobolka Wuhaan ee Shiinaha.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.