X

Wasaarada caafimaadka oo war fiican ka soo saartey hargabka Karoonaha

ARAABINEWS

Wasaarada caafimaadka dawlada dhexe ee Somaliya ayaa war ka soo saartey kiisaska hargabka Karoonaha oo maalmihii u dambeeyay ayba yaraayeen dadka laga helayo.


Wasaarada ayaa sheegtay in 24 saac ee u dambeeyay ayna jirinba kiisaska hargabka Karoonaha magaalada Muqdisho iyo dhamaan gobolada dalka sida ay warbixin ku sheegeen.


Waa markii ugu horeysay ee dhamaanba laga waayo dalka hargabka Karoonaha qaasatan inta timaada dhaqaatiirta ayadoo ay yartahay tijaabada ay samayso wasaaradu maadaama ayna haysan miisaaniyad.

Mudooyinkii u dambeeyay ayuu hoos u dhacayay hargabka Karoonaha waana Ilaahay mahadii.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.