X

Shiinaha oo jabiyay rikoodhka talaalka hargabka Karoona

Shiinaha oo aduunka reer galbeedka ku garaacay dhinaca daawada iyo ka hortaga Karoona ayaa haddana ku garaacay dhinaca talaalka, asagoo talaalay in ka badan hal bilyan oo qof.


Wasaarada caafimaadka ee dalkaasi Shiinaha ayaa sheegtay in hadda la talaalay in ka badan hal bilyan oo qof ayadoo aan ognahay tirada Shiinaha inay tahay 1 bilyan iyo sadex boqol iyo sagaashan sideed milyan.

”Waxa hadda noo dhiman inaan talaalno tirada dalkaasi Maraykanka ayuu yiri sarkaal u hadlay Shiinaha waa rikoodh lagu faani karo aduunkana lambarka koowaad ka galaya.


Shiinaha ayaa dadkiisa ku soo jiitey inay siiyaan ukun bilaa lacag iyo adeeg lacag la’aana. Daawooyinka uu isticmaalay ayaa dhamaantood lagu sameeyaa dalka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.