X

Shiinaha oo ku guulaystey inuu soo saaro barnaamijka ay ku shaqeeyaan moobilada

Kadib cunaqatayn xoogan oo uu saaray Maraykanku oo ku aadan barnaamijyada ay ku shaqeeyaan moobilada iyo kombuutarada ee la yiraa Shaqabur ayaa Shiinuhu jebiyay buurta soona saaray mid iyagu leeyihiin.


Barnaamijka Shaqabur oo socodsiiya dhamaan aaladaha ay ku shaqeeyaan telfoonada iyo kombuutarada ayaa Maraykanku u diidey inay ka iibsadaan shirkadihiisu, taas oo waxweyn u dhintey iibsiga moobilkiisa caan baxay ee Huwaay.



Shirkada Huwaay ee is gaarsiinta oo ah lambarka koowaad aduunka ayaa suuqa ka saartey shirkada Maraykanka ugu weyn ee Apple, kadibna Marayanku wuxuu qaaday cunaqatayn xoogan.

Samaynta Shaqaburkan ayaa Shiinaha u saamaxaya in dhamaann aaladaha casriga ee uu sameeyo ay ku baxaan Shaqaburkan uu u bixiyay Harmony.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.