X

Askari wiil kaloo dhalinyara kama u diley oo gacanta lagu dhigey

Xoghayaha amniga ee gobolka Banaadir ayaa xaqiijay in dilkii u dambeeyay ee loo gaystey askari ka tirsanaan jirey ciidanka asluubta oo isna galabta la diley inay soo qabteen askarigii dilkaa gaystey.


”Askari muqayila ayaa diley wiil dhalinyaro ah oo qaranka u soo shaqeeyay uguna soo shaqeeyay si daacadnimo ah ayaa faalo looga baxshay. Xoghayaha amniga Cali Yare ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen nin ku eedaysan dila marxuun Mahad C/raxmaan.


”Waan ka xunahay waxaan xanuunka la qaybsanaynaa qoyska iyo ehelada uu ka baxay marxuun Mahad C/raxmaan oo ahaa will dhalinyara ooo aad u firfircoonaa ayyy yiri Cali Yare.



Waa dilkii sadexaad muddo laba maalina oo isku xiga waxaanad moodaa inay sidii argagixisada iska xalaashadeen dhiiga muslimiinta ayuu qaaa Cali Calasow. Waxase muhiima in hore laga dilo waa haddii la rabo in degdeg loo helo cadaalad.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.