X

Shiinaha oo soo bandhigey gantaalo cusub oo ka nixiyay Maraykanka

Dawlada Shiinaha oo u dabaaldegaysa 70-tan guuradii ka soo wareegtay kacaankii 1949 oo lagu aasaaasay Shiinaha ayna dhalatey dawlad hantiwadaaga oo dadka wado toosan ku ridey, ayaa soo bandhigey gantaal ridadiisu dheertahay.


Gantaalkan ayaa waxba la’aan ka dhigaya hubka Maraykanku isku halaynayo ee gantaalaha lagula dagaalamo. Waxa kale oo uu soo bandhigey gantaal xawaarahiisa aad looga yaabay oo muddo kooban ku gaaraya Maraykanka.


Madaxweynaha Shiinaha oo salaanta qaatey ayaa ku soo wareegay hubkaasi casriga ah asagoo la hadlaya ciidan xadreynaya oo u taagnaa inay salaam siiyaan madaxdooda.

Shiinaha ayaa awoodiisa gantaalo aad u korodhey haddana ku jira wadamada aan loo geli Karin hadday noqoto daaal dhuleed iyo mid cireedba.


Gantaalkan hoose waa mid muddo kooban ku garaya Maraykanka wuxuuna sidaa nulkiyeer

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.