Shiinaha ayaa wali guranaya macdantii buuraha Siimoodi ee gobolka Awdal iyo Caaqil u hadlay dadka deegaanka oo ka sheekeeyay cudurada ay ka qaadeen oo ay ugu horeyso dhalmo la’aan, caloosha oo googo’aysa dadka..Wuxuu intaa raaciyay in Shiinuhu cunayaan dameerihii deegaanka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay