Shil gaadhi oo ka dhacay deegaanka ARABSIYO oo Hargeysa u dhow
Shil gaadhi ayaa ka dhacay deegaanka ARABSIYO oo Hargeysa u dhow halkaas oo ay isku dhaceen laba gaadhi oo ah nooca raaxada. Shilalka inta badan ka dhaca goboladan ayaa ah kuwo ay sababeen dirawaladu.