November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Shil gaari oo ka dhacay Mudug iyo khasaaraha ka jira: SAWIRO

Shil gaari ayaa ka dhacay Mudug iyo khasaaraha ka jira. Gaari Xamuul ah oo siday xabxab ama Qare kana baxay Koonfurta Soomaaliya ayaa ku guddoomay inta u dhaxeysa  sadex Higlo iyo Bandiirleey ee gobolka Mudug.



Inta la xaqiijiyay waxaa shilkaasi  ku dhaawacay ilaa iyo 2 ruux sidda ay sheegeen dadka degaanka uu shilku ka dhacay.

Maamulka gobolka Mudug ayaa shalay xaqiijiyay in 6 qof ay ku dhimatay ka dib markii uu shil gaari uu ka dhacay Wadada u dhaxeysa degaanka Gawaan iyo sidoo kale degmada Hobyo ee gobolka Mudug.



Tayada gawadhida iyo dirawalada ayaa keena shilalka ugu badan.

C/llaahi WArmooge

ARAABINEWS