Shil gaari ayaa ka dhacay Muqdisho iyo khasaare jira. Gaariga oo ah nooca Xamuulka qaada ayaa dad goobta shilka ka dhacay ku sugan ayaa waxay sheegeen in hoostiisa ay ku jiraan ilaa Saddex mootada Bajaajta loo yaqaano oo dad ay saaran yihiin.
Gurmad ay wadaan Dad Shacab ah oo Goobta iskugu tagay kuwaas oo ku guuleystay in ay toosiyaan Gaariga. Ilaa iyo hadda inta la xaqiijiyay waxaa ku Geeriyooday Shilkaasi labo qof halka sidoo kale ay ku dhawacmeen ilaa iyo dhowr kale.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS


Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay