Shil khasaare gaystey ayaa ka dhacay Qardho. Inta la xaqiijiyay laba ruux ayaa ku dhimatay,mid kalena dhaawac culus ayaa ka soo gaaray.
Ciidanka ilaalaada Waddooyinka Puntland ayaa xaqiijiyay in Gaariga shilka galay oo lagu sheegay nooca Mark2, uu ka tegay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.
Waxa ay sidoo kale sheegeen in uu ku sii jeeday xarunta gobolka Bari ee Boosaaso, waxaana uu siday jawaanno qaad ah.
Shilkaan ayaa yimid kadib markii gaariga oo si xawli ah ku socda uu dhex galay Ari laamiga bartankiisa go’ynaya islamarkaana uu dareewalku si deg deg ah bareega u qabtay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay