24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Shil aad u xun oo ka dhacay Hargeysa iyo laba gaadhi oo madaxa isla galay

Shil gaadhi oo aad u xun ayaa ka dhacay Hargeysa halkaas oo gaadhi basa iyo mid caasiya oo ardey saarneyd ay madaxa isla galeen. Dadkii goobta taagnaa ayaa iyagu sawiro ka qaadanayay halka ardeydii saarneyd ay daaqaha ka boodeen lama sheegin in cid ku dhimatey dhaawac fudud mooyee.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS