06/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Shir beeleed ay ka qaybgaleen reer Awdal oo ka dhacay Caynabo iyo ujeedada shirkaas

Shir beeleed u dhexeeyay beelaha Dhulbahante qaarkood iyo beelaha Isaaq ee ay wada degaan gobolka Togdheer ayaa lagu soo xirey magaalada Caynabo waxana goobta ka hadlay madax dhaqameedyo ka yimi Awdal iyo kuwa beelaha kale. Ujeedada shirkan ayaa looga hortagay Prof Cali Khaliif oo ku sugan Buuhodle iyo maamulkiisa Khaatumo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS