November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Shir dhexmaray madax dhaqameedka gobolka Awdal iyo golaha wakiilada oo dhamaaday

Shir u furmay shalay golaha wakiilada maamulka Somaliland iyo madax dhaqameedka qaar ka tirsan gobolka Awdal ayaa dhamaaday waxase dad badan is waydiinayaan waxa loo gudbiyay guddi u badan beesha dhexe oo ay taraxaan kaliya hal Samaroona iyo mid Dhulbahante ah.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS