12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Shir lagu soo afjarayo colaada Somalida iyo Oromada oo Jigjiga ka furmey: SAWIRO

Waxa maanta magaalada Jigjiga ka furmey shir lagu soo afjarayo colaada la abuurey ee u dhaxaysa Somalida iyo Oromada. Waxa jirey isku dhacyo u dhexeeyay Somalida iyo Oromada oo inta badan ay ka dambeeyeen Tigreegii.



Madaxweynaga Oromada ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Jigjiga wuxuuna wataa wufuud ka kooban ilaa 1000 qof oo wadahadalasa geli doona.



Shirkan oo aad loo soo dhaweeyay ayaa u muuqda mid aan hore looga wadahadal qodobada lagu qaadaa dhigi doono, waxase la filayaa in berito ay ma soo baxaan waxa lagu heshiiyay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS