X

Shir looga hadlayay soo xulida hogaanka jaaliyada Ingiriiska oo ka dhacay London

Guurtida jaaliyada Somaliyeed ee Ingiriiska ayaa shir ku yeelatay London looga hadlayay in la doorto qofkii jkaaliyada hogaanka u qaban lahaa. Waxay xooga saareen in halkani tahay Ingiriiska ee ayna hayn dalkii hooyo.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.