X

Somaliland oo wejigabax tii ugu xumeyd kala kulantey shirkii Afrika: MAQAL Sacad Cali Shire

Maamulka Somaliland ayaa wafti u direy shirka madaxda Afrika ee ka socdey Addis ababa si ay ictiraaf uga helaan waxayse kala kulmen wejigabax. Mar laga waraystey halka ictiraafkii u marayo iyo waxa uu kala soo kulmey ayuu sheegay in ayna jirin wax uu la noqonayo oo aan ka ahayn ”garowshiyo”.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.