Ayadoo Muuse Biixi kor u bood boodaya kadib markii ay baryahan soo baxeen ictiraaf bugga oo dbedda laga wado ayna wadaan dawlado danahooda siyaasadeed ka waayay Somaliya.
Haddaba doorasho beesha dhexe ku heshiiyeen ayaa waxa ganafka ku dhiftey dhalinta gobolka Awdal oo wacad ku maray in hal qof ka codayn gobolka ilaa awood qaybsi saxa la sameeyo oo u dhexeeya ISAAQ iyo SAMAROON, haddii kale meesha lagu kala tago.
Haddaba hoos ka daawo bayaan uu akhriyay suldaan daacad u ah beesha dhexe
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay