Shirka kooxda Xalane isku casuuntey ee Jabuuti ee lagu soo daray waxoogaa dad madax banaan oo Somali ah ayaa hadda ujeedadiisu banaanka u soo baxday. ”Waxaan aragnay cadaan sirdoona su’aalo weydiinaya shirka ayuu yiri Cali Calasow.
Kooxda halkan ku dibiro dhacsanaysa ayaa la sheegay in lacagta casuumada oo kor u dhaaftey hal milyan ay bixiyeen kooxda Xalane, shirkana sidaa lagu qabtey.
”Waxa ka buuxa sirdoon cadaana oo hadda ay cadaatey su’aalaha ay weydiinayaan ayuu raaciyay Cali Calasow. Ilaa hadda ujeedada laga leeyahay ayaa ah keliya in sirdoonka la baro cadaanka iyo ajaanibta.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay