X

Shirka maamul jufeedyada oo fashil ku dhamaan doona

Waxa maanta magaalada Dhuusamareeb fadhiya oo qado iyo casho isla dhacaya qaar ka mida maamul jufeedyada oo beesha caalamku amartey inay shir galaan soo saaraan qodoo lidi ku ah habsami u socodka dawladnimada.


Kooxda sheegata beesha caalamka ayaa rabta inay daaqada ka tuurto barlamaanka iyo nidaamka doorasho ee ay la rabaan dalka, kuna bedelaan mid ay qoosheen maamul jufeedyada, taasina wax qaranku aqbali karo maaha.

ā€¯Shirkan oo ay joogaan kooxda beesha caalamka dabadana ka riixayaan ayaan la garanayn sida laba maamul jufeed uga dhaadhicin karaan sadexda kale in ay talada dalka la wareegaan ayuu yiri Cali Calasow.


Isku soo duubaa shirka ayaa fashilmey asagoon bilaabanba waayo goobta ma joogaan dad aqoonteedii wata, kaaga darana waxa lagu shaqaynayaa qorshe shisheeye.

Xataa wixii kasoo baxa uma cuntamayaan dadka Somalida ah.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.